Ciidamo Itoobiyaan ah oo katirsanaa Howlgalka Q/M oo diiday in dalkooda lagu celiyo

Ciidamo Itoobiyaan ah oo katirsanaa howlaglka nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay ayaa diiday in dalkooda dib ugu laabtaan, waxaana soo baxaya warar ku aadan sababaha keenay in ciidankaasi diidaan in dalkooda lagu celiyo. Wakaaladda Wararka AFP ayaa ku warantay in ciidamo Itoobiyaanka oo ku sugnaa Koonfurta Sudan qaarkood diideen in dalkooda dib ugu laabtan kadib … Continue reading Ciidamo Itoobiyaan ah oo katirsanaa Howlgalka Q/M oo diiday in dalkooda lagu celiyo